Kitaabkan waxa uu ka hadlayaa: tawxiidka Eebe , waxa kale oo uu cadaynayaa shirkiga iyo bidcooyinka burinaya tawxiidkaas.
Sharaxa kitaabka tawxiidka - (Soomaali)
Kudhaqanka diinta - (Soomaali)
Shareecada in la raaco , sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore ugu dhaqmi jireen diinta, iyo dhibaatooyinka ku dhaqan la’aanta diinta.
Sharaxa kitaabka caqiida - Waasidiya - (Soomaali)
Kitaabkan Waxa uu sharaxayaa caqiidatul-waasidiya, oo ka hadlaya usuusha diinta iyo manhajka ahlu suna dhanka caqiidada
Xadgudubka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa xadgudubka , iyo meelaha ay qofka uga iman karto xadgudubku, iyo firqooyinka arintaas ku kacay.
Firqooyinka lunsan - (Soomaali)
Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.
Macanaha suurada Al-casri - (Soomaali)
Tafsiir kooban oo ka hadlaya suurada al_casr iyo waanooyinka ay xanbaarsan tahay.
Raacida sunada iyo ka tagida bidcada - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa raacida sunada nabiga s.c.w iyo ka tagida bidcada, iyo wanaaga arintaasi leedahay aduun iyo akhiiraba
Ictiqaadka Ahlu sunah - (Soomaali)
sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.
Sifatu Salaati Nabi - (Soomaali)
duruus taxane ah oo ku saabsan sharaxa kitaabka SIFATU AS- SALAATI AN-NABIYI- scw. oo uu qoray sheesh albaani, kitaabka waxa uu si fiican u sharaxayaa sidii uu nabigu tukan jiray salaada
Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka lumcatul ictiqaad oo ka hadlaya cilmiga caqiidada, waxa uu si kooban uga hadlayaa kitaabku caqiidada ahlu sunah waljamaaca, magacaanta eebe iyo sifaadkiisa subxaanuhu watacaalaa, makaanada saxaabada, qiyaamaha, qadarka iwm.
Kusugnaanta diinta - (Soomaali)
Muhiimada ay leedahay in diinta lagu sugnaado waqtiga fitnada, noocyada ay leedahay fitnatu, iyo sida looga gaashaamanayo.
Bidcada iyo noocyadeeda - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa Bidcada iyo noocyadeeda kala duwan, iyo khatarta ay leedahay, sidoo kale culimadu wixii ay ka yidhaahdeen.

API
