×
Image

Isqurxinta - (Soomaali)

Macnaha isqurxinta iyo noocyada ay u qaybsanto, iyo isticmaalka waxyaabaha la isku qurxio.

Image

Dhibaatooyinka qaadka - (Soomaali)

Dhibaatooyinka qaadka waxa ka mida ah: isaga oo qofka jidkiisa dhibaateeya, caafimaadkiisa wax yeela, xoolihiisa iyo maalkiisa baabiiya, iyo waxa ay ka sheegeen culimada waawayn iyo dhakhaatiirtu.

Image

dagaalkii badar 1 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya dagaalkii badar iyo sidii uu u dhacay, iyo guushii ay gaadheen dadka muslimiinta ah.

Image

dagaalkii badar 2 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya dagaalkii badar iyo sidii uu u dhacay, iyo guushii ay gaadheen dadka muslimiinta ah.

Image

fadliga 10 dul xijjah - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka hore ee bisha dul xijjah oo ah maalmaha ugu fadli badan oo Ilaahay sw. ku dhaartay sida ku cad suurada Alfajr, sidoo kalena nabigeenu scw. sheegay , fadliga ku jira

Image

wanaagu wuxuu u dhexeeyaa labo xumaaanto - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa dhexdhexaadnimada iyo in la iska jiro gabood falka iyo xagjirnimada bada, lana raaco dariiqa toosan ee la inoo jideeyay.

Image

nimcada barashada diinta - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa nimcada iyo wanaaga ay leedahay barashada aqoontu , gaar ahaan aqoonta diinta ku saabsan.

Image

fahamka dacwada - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa fahamka dacwada iyo sifooyinka laga rabo qofka daaciga ah. ahmiyada ay leedahay dacwadu.

Image

dawrka ardaygu ku leeyahay dacwada - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa ardayga iyo aqoonyahan ku dawrka ay ku leeyihiin fidinta diinta islaamka.