sharaxa kitaabka Almasaa il aljaahiliya oo uu qoray sheekh maxamed c.wahaab, oo uu kaga hadlayo qaybo badan oo caqiidada ka mid ah
Al masaa il Aljaahiliya - (Soomaali)
Sharaxa kitaabka Usuusha sadexda ah - (Soomaali)
waa sharax qiimo leh oo ku saabsan kitaabka usuul As-salaasa, kaasi oo cadaynaya sadexda arimood ee waawayn ee laga rabo qof walba in uu garto oo uu barto.
tawasulka - (Soomaali)
su, aal ku saabsan tawasulka oo macnihiisu yahay gaadhsiin
Ma ku xeran karaa salaada qo bidcoole ah - (Soomaali)
su, aal ku saabsan in qofku salaada ku daba xidhan karo qof ah bidcoole oo sunada nabiga scw. khilaafaya.
Halkeen Ka Bilaabaa Barashada Cilmiga Diinta - (Soomaali)
su, aal ku saabasan: Waxaan rabaa inaan diinta islaamka si wanaagsan u barto,waxaan rabay in leygala taliyo sidii aan u kala hormarin lahaa barashada diinta iyo sida ugu fudud ee aan ku baran karo
Sharaxa Kitaabka Al Adab Al Mufrad - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Al Adab Al Almufrad oo uu alufay Imam Bukhaari, waxa uu ka mid yahay kutubta ugu qiimaha badan baabkan aadaabta, sheekhuna si wanaagsan ayuu ugu sharxayaa Afsoomaali
Dardaarankii Cali Binu Abii Daalib - (Soomaali)
waa dardaarankii uu Cali binu abii daalib u jeediyay Kumayl bin ziyaad, oo uu ugu boorinayay barashada cilmiga iyo aqoonta iyo ka digtoonaashaha jahliga.
taariikh nololeedka ibnu taymiyah - (Soomaali)
taariikh nololeedka sheekh ibnu taymiya,wuxuu sheekhu ka hadli doonaa: maxaa loogu bixiyay sheekhul islaam, qaabkii uu wax u bartay, kutubtuu alifay , iyo waxa ay ka yidhaahdeen culimadii muslimiintu
sharaxa waraqaad - (Soomaali)
waa duruus ku baxaysa afka soomaaliga oo ah sharaxa kitaabka alwaraqaat fii usuul al fiqhi
Sharaxa kitaabka muqadimah fii At-tafsiir - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Muqadima fii Usuul Altafsiir ,oo uu qoray sheekh ibnu taymiyah, waxaana ku jira qaacidooyin iyo faa idooyin waawayn oo ku saabsan sida quraanka loo fasirayo
Manduumatu Alfiyatil Aadaab - (Soomaali)
waa duruus taxane ah oo lagu sharxayo kitaabka Manduumada Alfiyatul al aadaab, oo ka hadlaysa qaybaha kala duwan ee aadaabta laga rabo qof kasta oo muslim ah in uu ku sifoobo
Sharaxa kitaabka qawaacid fiqhiya - (Soomaali)
waa duruus ku baxaysa afka soomaaliga oo ah sharaxa kitaabka Alqawaacid Alfiqhiya,

API

