×
Image

Firqooyinka lunsan - (Soomaali)

Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.

Image

Adoonimada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa macnaha adoonimada ilaahay, iyo shuruuda ay leedahay cibaadadu

Image

Sharaxa kitaabka sifaat - (Soomaali)

waa sharaxaad ku saabsan kitaabka As-sifaat ee uu qoray Imam Daara-qudhni, oo uu ku cadeeyay sida ugu haboon ee loo macnayn karo magacaanta iyo sifooyinka ilaahay, midaas oo ah in la raaco sida kitaabka quraanka iyo sunada ku sugan, oo lagu fahmayo manhajka salafka saalixa ah.

Image

maqaamka Rusuulka scw - (Soomaali)

Muxaadaro ku baxaysa qaabka su’aasha iyo jawaabta oo ka hadlaysa meeqaamka iyo martabada uu leeyahay nabi muxamed scw iyo meeqaamka ay leeyihiin Rususha kale scw..

Image

wa ayo ahlu sunah - (Soomaali)

Muxaadaro ka cadaynaysa cida ay yihiin AHLU SUNUHU iyo calaamadaha lagu garto.

Image

Tafsiirka quraanka kariimka - 01 - Hordhac cilmiga tafsiirka iyo tafsiirka suurada Alfaatixa - (Soomaali)

Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 01

Image

Cuquubada ay leedahay faaxishadu - (Soomaali)

Dhibaatada ay leedahay faaxishadu, iyo sida illaahay subxaanahuu watacaalaa uga digay , sida loo yarayn karo dhibteeda.

Image

mawliidka 01 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya mawlidka, iyo meesha uu taariikh ahaan ka soo bilaabmay, diintu maxay ka qabtaa in la qabto xaflada mawliidka, waa maxay bidcadu, macnaha qasaa idka mawliidka.

Image

mawliidka 02 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya mawlidka, iyo meesha uu taariikh ahaan ka soo bilaabmay, diintu maxay ka qabtaa in la qabto xaflada mawliidka, waa maxay bidcadu, macnaha qasaa idka mawliidka.

Image

mawliidka 03 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya mawlidka, iyo meesha uu taariikh ahaan ka soo bilaabmay, diintu maxay ka qabtaa in la qabto xaflada mawliidka, waa maxay bidcadu, macnaha qasaa idka mawliidka.

Image

mawliidka 04 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya mawlidka, iyo meesha uu taariikh ahaan ka soo bilaabmay, diintu maxay ka qabtaa in la qabto xaflada mawliidka, waa maxay bidcadu, macnaha qasaa idka mawliidka.

Image

mawliidka 05 - (Soomaali)

muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya mawlidka, iyo meesha uu taariikh ahaan ka soo bilaabmay, diintu maxay ka qabtaa in la qabto xaflada mawliidka, waa maxay bidcadu, macnaha qasaa idka mawliidka.