×
Image

Siirada Nabiga 18 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay qaar ka mid ah dagaaladii ay islaamku qaadeen furashadii maka kadib sida dagaalkii daa’if ee reer thaqiif lagu qaaday, iyo kunoqoshadii Magaalada Madiina

Image

Siirada Nabiga 19 - (Soomaali)

Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowga dagaaladii ay muslimiintu ku qadeen meelo ka baxsan Jaziirada carabta sida dagaalkii roomaanka lala galay, iyo qisada sadexdii saxaabi ee toobadooda la aqbalay.

Image

Siirada Nabiga 20 - (Soomaali)

dhacay sanadkii loogu magacdaray Caamul wafuud iyo islaamidii in badan oo ka mid ah Qabiiladii carabta, iyo faafidii diinta.

Image

Qisada Nabi Ibraahim iyo Odxada - (Soomaali)

Duruus iyo cibrooyin laga qaadanayo qisada Nabi ibraahim iyo wiilkiisa ismaaciil dhex martay kuna saabsanayn Gawricii lagu fulinayay wiilka, taasi oo Cadayn u noqotay, Qiimaha u hogaansamida amarada ilaahay iyo Martabada uu ibraahim ku yeeshay ilaahay agtiisa, kadib imtixaankaas la mariayay.