muxaadaro ka hadlaysa wanida Eebe iyo qudradiisa, calaamadaha ku tusaya waynidiisa, iyo sida Ilaahay inagu booriyay in la garto waynidiisa garasho dhab ah oo lagu caabudo cibaado dhab ah.
waynida Ilaahay sw - (Soomaali)
qayb ka mid ah tilmaamaha dadka muminiinta - (Soomaali)
kalmad gaaban oo ka hadlaysa tilmaamaha dadka muminiita ahi leeyihiin ee quraanku sheegay, sida baqdinta ilaahay, salaada oo ay xifdiyaan ,sadaqada oo ay la baxaan I.w.m
Sharaxa Kitaabka Siirada Nabiga - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Alfusuul fii siirati AR-rasuul oo uu qoraaga kitaabku kaga hadlay dhacdooyina ugu muhiimsan ee siirada nabigeena SCW.
33 talaabo la dhaqanka waalidka - (Soomaali)
33 talaabo oo ku tusaysa sidii aad ula dhaqmi lahayd waalidkaaga, waxa ku jira waxyaabo badan oo taabanaya noloshaada.
Sideen uga faa’idaysan karnaa fasaxyada - (Soomaali)
12 arimood oo kuu tilmaamaysa sidii aad uga faa’idaysan lahayd wakhtiyada fasaxa, wakhtigaagana aad u galin lahayd waxii faa’ido u leh umada iyo naftaadaba.
QOF KALE MA KA XAJIN KARAA - (Soomaali)
ma ka xajin karaa waalidkay , ama qof kale, sidee baanse uga xajinayaa?
Maalka xaaranta ah zako ma kabixin karaa? - (Soomaali)
Fatwo ka hadlaysa in aan sako laga bixin Karin maalka xaaraanta ah , iyo waxa daliil u ah arintaas.
Siirada Nabiga 01 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay qeexday dhulka jaziirada carabta iyo magaalada maka iyo waxyaabaha ay la gaartahay magaaladaas.
Siirada Nabiga 02 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii la doortay ee Maxamed SCW Dhalashadiisii nasabkiisii iyo mucjisaadkii dhacay xiligii uu dhalanayay.
Siirada Nabiga 03 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii Agoonka ahaa, ayaamihii ugu cuslaa ee uu soo maray ka hor nabinimada sida: geeridii hooyadii iyo Awoowgii, sidoo kale soo ifbixii dacwada.
Siirada Nabiga 04 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay bilowgii waxyiga, sanadihii dacwadu sirta ay ku socotay iyo bilowgii kor u qaadida dacwada, sidoo kale Hijradii dhulka xabashida
Siirada Nabiga 05 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay hijradii labaad ee dhulka xabashida, guurkii nabiga NNKH uu guursaday Umu xabiib bin abii sufyaan iyo soo galidii islaamka ee Cumar bin khadaab, iyo qisadii Micraajka.

API



