Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 01
Salaada - (Soomaali)
1. Salaada iyo axmkaamteeda, , cida ay ku waajib tahay, iyo arimaha loo cuskanayo waajibnimadeeda ( adilada). 2. Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka. 3. Salaada:shuruudaha salaada iyo tilmaamaha ay la gaarka tahay, xukunka qofka ka taga salaada,....
Cuquubada ay leedahay faaxishadu - (Soomaali)
Dhibaatada ay leedahay faaxishadu, iyo sida illaahay subxaanahuu watacaalaa uga digay , sida loo yarayn karo dhibteeda.
qayb ka mid ah tilmaamaha dadka muminiinta - (Soomaali)
kalmad gaaban oo ka hadlaysa tilmaamaha dadka muminiita ahi leeyihiin ee quraanku sheegay, sida baqdinta ilaahay, salaada oo ay xifdiyaan ,sadaqada oo ay la baxaan I.w.m
Sharaxa Kitaabka Siirada Nabiga - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka Alfusuul fii siirati AR-rasuul oo uu qoraaga kitaabku kaga hadlay dhacdooyina ugu muhiimsan ee siirada nabigeena SCW.
33 talaabo la dhaqanka waalidka - (Soomaali)
33 talaabo oo ku tusaysa sidii aad ula dhaqmi lahayd waalidkaaga, waxa ku jira waxyaabo badan oo taabanaya noloshaada.
Sideen uga faa’idaysan karnaa fasaxyada - (Soomaali)
12 arimood oo kuu tilmaamaysa sidii aad uga faa’idaysan lahayd wakhtiyada fasaxa, wakhtigaagana aad u galin lahayd waxii faa’ido u leh umada iyo naftaadaba.
QOF KALE MA KA XAJIN KARAA - (Soomaali)
ma ka xajin karaa waalidkay , ama qof kale, sidee baanse uga xajinayaa?
Maalka xaaranta ah zako ma kabixin karaa? - (Soomaali)
Fatwo ka hadlaysa in aan sako laga bixin Karin maalka xaaraanta ah , iyo waxa daliil u ah arintaas.
Siirada Nabiga 01 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay qeexday dhulka jaziirada carabta iyo magaalada maka iyo waxyaabaha ay la gaartahay magaaladaas.
Siirada Nabiga 02 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii la doortay ee Maxamed SCW Dhalashadiisii nasabkiisii iyo mucjisaadkii dhacay xiligii uu dhalanayay.
Siirada Nabiga 03 - (Soomaali)
Xalaqadani waxa ay ka hadashay Nabigii Agoonka ahaa, ayaamihii ugu cuslaa ee uu soo maray ka hor nabinimada sida: geeridii hooyadii iyo Awoowgii, sidoo kale soo ifbixii dacwada.

API



