×
Image

Tafsiirka quraanka kariimka - 14 - Tafsiirka aayada 172aad – 179aad suurada Albaqarah - (Soomaali)

Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 14

Image

Tafsiirka quraanka kariimka - 15 - Tafsiirka aayada 180aad – 188aad suurada Albaqarah - (Soomaali)

Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 15

Image

Tafsiirka quraanka kariimka - 16 - Tafsiirka aayada 189aad – 196aad suurada Albaqarah - (Soomaali)

Tafsiirka quraanak kariimka oo ku baxaya luqada soomaaliga si cilmiyaysana loo soo diyaariyay, isaga oo darsi walba gaarkii laguugu duubay - 16

Image

su aalo Xajka ku saabsan - (Soomaali)

su, aalo ku saabsan xajka , sida: hadii dayn aan ku xajiyo ma iga saxmayaa xajkaygu, guurka iyo xajka keebaan horaysiiyaa. ma ka xajin karaa waalidkay aniga oo aan xajiyin anigu.

Image

kalmad xajka ka hadlaysa - (Soomaali)

kalmad kooban oo ka hadlaysa xajka iyo shuruudihiisa, meelaha laga xarmanayo, goorta la xarmanayo, iyo arkaantiisa, iyo maxaa ka mamnuuca qofka xaajiga ah

Image

maalinta aakhiro iyo xasuusteeda - (Soomaali)

khudbad ka hadlaysa maalinta qiyaamaha iyo sida la rabo in loogu diyaar garoobo dhibta meeshaas ka jirta.