×
Image

Sharaxa Kitaabka Siirada Nabiga - (Soomaali)

waa sharaxa kitaabka Alfusuul fii siirati AR-rasuul oo uu qoraaga kitaabku kaga hadlay dhacdooyina ugu muhiimsan ee siirada nabigeena SCW.

Image

sakada oo la diido - (Soomaali)

hadii qofku zakada ku waajibtay uu bixin waayo muxuu noqonayaa xukunkiisu?

Image

meelo kacbada loo eekaysiiyay - (Soomaali)

su, aal ku saabsan: meelo xajka loo ekeysiiyay sida carafa xajarul aswad iyo meelo la mid ah si dadka loo baro xajka, hadaba ma banaantahay

Image

raga dhakhtarimo ku baranaya xanuunada dumarka - (Soomaali)

waxan ahay wiil barta caafimaad qaasatan kuliyada kalkaalisnimo maxey,maxay diinta ka qabtaa baraaatikada lagu sameenayo dumarka.

Image

waa maxay xukunka jumce iyo ciid isku aaday - (Soomaali)

hadi ay wada kulmaan ciid iyo jimco ma la tukanayaa jumcada mise duhur ayaa la tukanayaa ciida ka dib

Image

xukunka qunuut ka salaada subax - (Soomaali)

qunuut ka salaada subax la laazimayo maxay diintu ka qabtaa

Image

quraan ma akhrin kartaa xaa idadu - (Soomaali)

waxaan macalimad qur’aan u ahay wiilkeyga, marka aanan daahirka eheyna ma isticmaali karaa mobile qur’aan ku jiro

Image

Salaanta Eedo Fog - (Soomaali)

Ma saalaami karaa EEDO aan aabo la dhalan isku hooyo iyo isku aabe aheyn.(eedo koraad) sida inaan gacan galiyo ?

Image

Weelka Lagu Cabo Khamriga - (Soomaali)

su,aal ku saabsan : Waxaan ka shaqeeya hotel, qolalka ayan nadiifiyaa. sheikh ma qaadikaraa dhalooyinka khamriga laga cabo

Image

Ma Dhunkan Karaa Gabadhii La Isiiyay - (Soomaali)

su, aal ku saabasan: Hadii lasoo doonto gabar oo waaligeed bixiyo maherkuna anaan wali dhicin wiilkaas iyo gabadhaas ma is dhunkan karaan?