×
Image

Dhibaatooyinka wadamada galbeedka tagidooda lagala kulmay - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa: dhibaatada iyo fitnada ay keentay in la aado wadamada reer galbeedka, taas oo ay ka mid tahay: qoyskii oo burburay, akhlaaqadii oo hoos u dhacday, aduunyadii oo la jeclaaday i.w.m

Image

Balantii uu nabigu la galay haweenka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa waxyaabihii uu nabigu kula balamay haweenkii muslimiinta ahaa , iyo waxyaabaha laga rabo haweenka guud ahaanba.

Image

Saaxibka wanaagsan - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa saaxiibka wanaagsan iyo adilada ku tusinaysa arintaas, iyo sida qofku ku helayo saaxiibka wanaagsan, tusaalooyin ka saaxibada wanaagsan.

Image

Tarbiyada islaamka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa tarbiyada islaamka iyo qaybaheeda kala duwan, iyo qaabka loo tarbiyeeyo qofka.

Image

Dhawrsanaanta muslimka - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa dhawrsanaanta qofka muslimka, sharaftiisa, iyo tusaalooyin arintaas ku tusaya oo ku sugan diinta.

Image

Caqabaadka dhalinyarada ka hor yimaada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa ahmiyada dhalinyarnimadu, iyo caqabadaha soo wajaha noloshiisa, iyo sida uu uga gaashaaman karo. Dhalinyaro nolosha ka guulaystay.

Image

Kasbashada quluubta - (Soomaali)

Kasbashada quluubta iyo sida islaamku u booriyay is jeclaashaha dadka muslimiinta dhexdooda la dhigo

Image

Cadaab qabriga - (Soomaali)

Cadaabul qabriga iyo dariiqa looga badbaadayo iyo sida uu nabigu s.c.w uga hadlay arintaa.

Image

Dariiqa janada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa asbaabta qofka dumarka ah u sahlaysa in ay janada gasho, qisada haweenaydii fircoon.

Image

Macaasida - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa: macaasida iyo dhibaatooyinka ka dhasha, iyo noocyada danbiyada dadku galaan.

Image

Ilaahay xifdi ha ku xifdiyee - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa: qofku sida uu u xifdinayo waajibaadka ilaahay, iyo natiijada ka dhalanaysa arintaas. Oo ah in ilaahayna xifdiyo qofkaas

Image

Xagaajinta guryaha - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa hagaajinta gurhaya, iyo wadada loo marayo arintaas.