Muxaadaro ka hadlaysa : khaatumada wanaagsan iyo calaamadaha lagu garto arintaas.
Khaatumada wanaagsan - (Soomaali)
Zinada iyo Dhibaatooyinkeeda - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa sinada, iyo dhibaatooyinka ay u leedahay mujtamaca.
Geerida maxaa ku xiga - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa qofku marka uu dhinto muxuu la kulmi doonaa, halkee ayuu ku danbayn doonaa, maxaa qabriga kaga horeeya qofka.
Burburka qoyska - (Soomaali)
Asbaabaha keena burburka qoyska, iyo sida la iskaga ilaalin karo.
Ilaalinta carrabka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlayda in carrabka la ilaashado, iyo sidii waxyaabaha xun xun looga dhawr san lahaa.
Noloshii salafu saalixa - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa dadkii wanaagsanaa ee salafu saalix iyo sida ay noloshoodu ahayd.
In xaga eebe loo baxsado - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa in xaga eebo loo ordo oo la magan galo, iyo arimaha kugu kaalmaynaya arintaas.
Janadu lugaha hooyada ayay taalaa - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa baarinimada waalidka , iyo xaqa hooyadu leedahay.
Dhibaatooyinka qiyaamaha - (Soomaali)
• Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Nolosha aduunyada iyo qiimaheeda. Qabriga iyo imtixaanka yaala meeshaas. • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya maalinta qiyaamaha iyo dhibaatadeeda. Marxaladaha uu qofku marayo aduunyada iyo aakhiradaba. Suurta kowaad iyo ta labaad. • Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya....
Dhismaha guriga muslimka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda. Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta.
Qaabkee Ayaan qur’aanka u akhriyaynaa - (Soomaali)
Makaanka Qur’aanka kariimka ah, iyo aadaabta loo akhrinayo.
Qisadii nabi yuusuf - (Soomaali)
Qisadii nabi yuusuf iyo talooyinka iyo waanooyinka ku jira.

API
