Muxaadaro ka hadlaysa xaqa nabigu s.c.w inagu leeyahay, oo ay ka mid tahay: in la rumeeyo, in la raaco wuxuu na amray, iyo in laga tago wixii uu naga reebay,
Xuquuqda nabiga - (Soomaali)
Xadhiga ilaahay oo la qabsado - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa qabsashada xadhiga ilaahay, iyo midnimada, iyo sida arintaasi saxaabadu ugu dhaqmeen.
Macanaha suurada Al-casri - (Soomaali)
Tafsiir kooban oo ka hadlaya suurada al_casr iyo waanooyinka ay xanbaarsan tahay.
Raacida sunada iyo ka tagida bidcada - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa raacida sunada nabiga s.c.w iyo ka tagida bidcada, iyo wanaaga arintaasi leedahay aduun iyo akhiiraba
Axkaamta qubuurta - (Soomaali)
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlaya qabuuraha, iyo qaabka loo booqdo, xukunka ay leedahay in la soo qodo oo la soo saaro qofka ku aasan, sidoo kale ma banaan tahay in masjid laga dhex dhiso qubuurtu, iyo arimo badan oo muhiim ah.
Suufiyada - (Soomaali)
Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa....
Manhajka Al asmaa wa As-sifaat - (Soomaali)
Silsilad muxaadarooyin ah oo ka hadlaya macnaha Asmaada iyo sifaadka ilaahay S.W. iyo sida loo macnaynayo. Sida ka soo aroortay salafkii saalixa ahaa. Iyo sidoo kale cadayn waxyaabaha ka reeban qofka magacaantaas macnaynaya.
Ictiqaadka Ahlu sunah - (Soomaali)
sharaxa kitaabka ICTIQAADKA AHLU SUNAH, waana kitaab ka uga hadlaya dhanka caqiidada si fudud oo waafaqsan kitaabka iyo sunada, iyo manhajkii salafka saalixa ahaa.
Sifatu Salaati Nabi - (Soomaali)
duruus taxane ah oo ku saabsan sharaxa kitaabka SIFATU AS- SALAATI AN-NABIYI- scw. oo uu qoray sheesh albaani, kitaabka waxa uu si fiican u sharaxayaa sidii uu nabigu tukan jiray salaada
Qisaska anbiyada - (Soomaali)
Muxaadarooyin taxane ah oo ka hadlay qisaska anbiyada lagu sheegay quraanka, laga soo bilaabo nabi aadan ilaa laga soo gaadho nabi ciise. Calayhimu as-salaatu wa as-salaam.
Al masaa il Aljaahiliya - (Soomaali)
sharaxa kitaabka Almasaa il aljaahiliya oo uu qoray sheekh maxamed c.wahaab, oo uu kaga hadlayo qaybo badan oo caqiidada ka mid ah
Wanaaga islaamka iyo dhexdhexaadnimadiisa - (Soomaali)
Macnaha dhexdhexaadnimada islmaanka , ku toosnaanta caqiidada toosan, ka caado dhigashada akhlaaqada iyo dhaqanka wanaagsan, la dhaqanka wanaagsan.

API
