×
Image

sharaxa manduumada abu Isxaaq Albiiri - (Soomaali)

waa silsilad ku saabsan sharaxa manduumada uu qoray Abu Isxaaq Albiyaari , taasi oo ku saabsan waano uu u dirayo wiilkiisa , isaga oo ku boorinayaa barashada cilmiga iyo aadaabtiisa.

Image

qayb ka mid ah tilmaamaha dadka muminiinta - (Soomaali)

kalmad gaaban oo ka hadlaysa tilmaamaha dadka muminiita ahi leeyihiin ee quraanku sheegay, sida baqdinta ilaahay, salaada oo ay xifdiyaan ,sadaqada oo ay la baxaan I.w.m

Image

sharaxa kitaabka At-tibyaan ee imam nawawi - (Soomaali)

kitaabkan waxa uu ka hadlayaa cutubyo waawayn oo ku saabsan qur,aanka sida: aadaaba mucalimka quraanka iyo ardayga baranayaba, aadaabta dadka quraanka xifdisan, fadliga suuradaha iyo aayadaha, I.w.m

Image

qisooyin dhab ah - (Soomaali)

waa qisooyin dhab ah oo ka hadlaya waxyaabo dhacay oo lagu waano qaato

Image

sharaxa kitaabka tuxfatul aladhfaal - (Soomaali)

sharaxa kitaabka tuxfatul aladhfaal, waxa aad ka baranaysaa tajwiidka quraanka kariimka, si fudud ayuuna kuugu sharxayaa axkaamta tajwiidka.

Image

Sharaxa kitaabka Aljazirayah - (Soomaali)

waa sharax aad u faahfaahsan oo ku saabsan kitaabka Aljazariya oo ku saabsan cilmiga tajwiidka iyo barashadiisa. kaasi oo kuu sahlaya in aad si quman u akhrido kitaabka Alle.

Image

Sharaxa kitaabka Abu shujuuc - (Soomaali)

waa sharaxa kitaabka matnu Abu shujaac ,(alghaaya wa At-taqriib) oo ka mid ah kutubta fiqhiga shaaficiga ugu mudan, gaar ahaan dadka bilowga ku ah fiqhiga.

Image

Sharaxa Kitaabka Al Adab Al Mufrad - (Soomaali)

waa sharaxa kitaabka Al Adab Al Almufrad oo uu alufay Imam Bukhaari, waxa uu ka mid yahay kutubta ugu qiimaha badan baabkan aadaabta, sheekhuna si wanaagsan ayuu ugu sharxayaa Afsoomaali

Image

Submissiveness In Prayers - (Soomaali)

No Description

Image

Xajka ka dib - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa waxyaabaha laga rabo qofku marka uu ka noqdo xajka, iyo faa idooyinkii laga soo helay xajka.

Image

The Day Of Judgement - (Soomaali)

No Description

Image

Dardaarankii Cali Binu Abii Daalib - (Soomaali)

waa dardaarankii uu Cali binu abii daalib u jeediyay Kumayl bin ziyaad, oo uu ugu boorinayay barashada cilmiga iyo aqoonta iyo ka digtoonaashaha jahliga.