×
Image

taariikh nololeedka ibnu taymiyah - (Soomaali)

taariikh nololeedka sheekh ibnu taymiya,wuxuu sheekhu ka hadli doonaa: maxaa loogu bixiyay sheekhul islaam, qaabkii uu wax u bartay, kutubtuu alifay , iyo waxa ay ka yidhaahdeen culimadii muslimiintu

Image

Piety - (Soomaali)

No Description

Image

sharaxa waraqaad - (Soomaali)

waa duruus ku baxaysa afka soomaaliga oo ah sharaxa kitaabka alwaraqaat fii usuul al fiqhi

Image

Sharaxa kitaabka muqadimah fii At-tafsiir - (Soomaali)

waa sharaxa kitaabka Muqadima fii Usuul Altafsiir ,oo uu qoray sheekh ibnu taymiyah, waxaana ku jira qaacidooyin iyo faa idooyin waawayn oo ku saabsan sida quraanka loo fasirayo

Image

Muragada iyo warwarka iyo sida loo daaweeyo - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa Muragada iyo walbahaarka , asbaabta keenta iyo sida la iskaga daawayn karo.

Image

Manduumatu Alfiyatil Aadaab - (Soomaali)

waa duruus taxane ah oo lagu sharxayo kitaabka Manduumada Alfiyatul al aadaab, oo ka hadlaysa qaybaha kala duwan ee aadaabta laga rabo qof kasta oo muslim ah in uu ku sifoobo

Image

Sharaxa kitaabka qawaacid fiqhiya - (Soomaali)

waa duruus ku baxaysa afka soomaaliga oo ah sharaxa kitaabka Alqawaacid Alfiqhiya,

Image

Sharaxa Kitaabka Siirada Nabiga - (Soomaali)

waa sharaxa kitaabka Alfusuul fii siirati AR-rasuul oo uu qoraaga kitaabku kaga hadlay dhacdooyina ugu muhiimsan ee siirada nabigeena SCW.

Image

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 085 ] Suuradda Al-Buruuj ( Rugaha xiddigaha ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Buruuj ( Rugaha xiddigaha ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

Image

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 050 ] Suuradda Qaaf - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Qaaf oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.