waa sharax qiimo leh oo ku saabsan kitaabka usuul As-salaasa, kaasi oo cadaynaya sadexda arimood ee waawayn ee laga rabo qof walba in uu garto oo uu barto.
Sharaxa kitaabka Usuusha sadexda ah - (Soomaali)
Sharaxa kitaabka Lumcatu Alictiqaad - (Soomaali)
waa sharaxa kitaabka lumcatul ictiqaad oo ka hadlaya cilmiga caqiidada, waxa uu si kooban uga hadlayaa kitaabku caqiidada ahlu sunah waljamaaca, magacaanta eebe iyo sifaadkiisa subxaanuhu watacaalaa, makaanada saxaabada, qiyaamaha, qadarka iwm.
Sharaxa kitaabka sifaat - (Soomaali)
waa sharaxaad ku saabsan kitaabka As-sifaat ee uu qoray Imam Daara-qudhni, oo uu ku cadeeyay sida ugu haboon ee loo macnayn karo magacaanta iyo sifooyinka ilaahay, midaas oo ah in la raaco sida kitaabka quraanka iyo sunada ku sugan, oo lagu fahmayo manhajka salafka saalixa ah.
Calling People To Allah Through Wisdom - (Soomaali)
Calling People To Allah Through Wisdom
Forbidding Magic - (Soomaali)
No Description
Salaada - (Soomaali)
1. Salaada iyo axmkaamteeda, , cida ay ku waajib tahay, iyo arimaha loo cuskanayo waajibnimadeeda ( adilada). 2. Salaada: meesha ay kaga jirto salaadu diinta islaamka, adilada ku tusaya heerka ay salaadu gaadhsiisan tahay diinta islaamka. 3. Salaada:shuruudaha salaada iyo tilmaamaha ay la gaarka tahay, xukunka qofka ka taga salaada,....
Dacwada -1 - (Soomaali)
Macnaha dacwada, jidka ilaahay oo dadka loogu yeedho iyo adilada ku tusaya arintaas, sideed dadka ugu qancin kartaa dacwada.
Wanaag faris iyo xumaan reebis - (Soomaali)
Macnaha Wanaag farista iyo xumaan reebista , xukunkooda, fadligooda, xigmada ku jirta in shaqadan la qabto, ayaa laga rabaa inuu u qumo shaqadaas.
Cilmiga iyo ahmiyadiisa (01) - (Soomaali)
Cilmiga iyo ahmiyadiisa , fadliga cilmiga, aadaabta laga rabo qofka baranaya cilmiga. sideese loo baranayaa, sida ay diinta islaamku u waynaysay cilmiga, cilmiga la rabo in la barto waa kee.
Kusugnaanta diinta - (Soomaali)
Muhiimada ay leedahay in diinta lagu sugnaado waqtiga fitnada, noocyada ay leedahay fitnatu, iyo sida looga gaashaamanayo.
Ka noqoshada diinta ( ridada) - (Soomaali)
Macnaha ka noqoshada diinta , iyo axkaamta arintaasi ka ratibmaysa aduunyada iyo aakhiradaba, noocyada ka noqoshada diintu ay leedahay.
Dhaxalkii nabiyada - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa kaalinta culimadu ku leedahay bulshada, iyo in ay yihiin culimadu kuwa qaaday dhaxalkii nabiyada, iyo shaqada laga rabo culimada

API
