×
Image

Bidcada iyo noocyadeeda - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa Bidcada iyo noocyadeeda kala duwan, iyo khatarta ay leedahay, sidoo kale culimadu wixii ay ka yidhaahdeen.

Image

Akhlaadii nabiga s.c.w - (Soomaali)

Akhlaaqada nabiga, s.c.w. xishoodka, deeqsinimada, geesinimada, iyo midhaha ka dhasha akhlaaqada wanaagsan.

Image

Qur’aanka iyo fadligiisa - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa qur’aanka iyo fadligiisa, iyo wanaaga barashadiisa

Image

Ka qayb galka dabaaldaga ciidaha gaalada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa u dalbaadaga ciida gaalada iyo khatarta ay leedahay ka qayb qaadashadoodu.

Image

Xuska dhalashada nabiga s.c.w - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa xuska dhalashada nabiga, iyo culimada islaamku waxa ay ka yidhaahdeen arintaas.

Image

Amarka ilaahay oo la raaco - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa sidii loo raaci lahaa amarka ilaahay, iyo ka fogaanshaha wixii uu inaga reebay. iyo midhaha wanaagsan ee arintaasi leedahay

Image

Ku camal falka wixii la bartay - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadalaysa in qofku ku camal falo wixii uu bartay, ama uu maqlay.

Image

Safiinatu As-salaat - (Soomaali)

Waa sharax ku saabsan kitaabka safiinatu salaat ee fiqhiga shaaficiga.

Image

Ar raxiiq Al makhtuum - (Soomaali)

sharaxa kitaabka AR RAQIIX ALMAKHTUUM ee ka hadlaya siirada nabiga , oo si fiican loo faafaahiyay loona sharaxay

Image

Good Morals - (Soomaali)

No Description

Image

Cuquubada ay leedahay faaxishadu - (Soomaali)

Dhibaatada ay leedahay faaxishadu, iyo sida illaahay subxaanahuu watacaalaa uga digay , sida loo yarayn karo dhibteeda.

Image

Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 112 ] Suuradda Al-Ikhlaas ( Towxiidka ) - (Soomaali)

Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Ikhlaas ( Towxiidka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.