×
Image

rumaynta malaaikta - (Soomaali)

rumaynta malaaikta

Image

rumaynta ilaahay - (Soomaali)

rumaynta ilaahay

Image

Meeqaamka Haweenka (heerka hawaynada) - (Soomaali)

Haweenayda: halka ay kaga jirto mujtamaca, sida gaaladu u burburinayaan maqaamkii aad lahayd, maxay ka rabaan reer - galbeedku gabadha muslimka ah?

Image

Qisada asxaab al - kahfiga (qoladii godka) - (Soomaali)

Qisadii asxaab al-kahfi ( kooxdii godka).

Image

Qisada saxaabiga (cumayr binu sacad al-ansaari) - 1 - (Soomaali)

Qisada asxaabiga lagu magacaabo cumayr binu sacad al-ansaari.

Image

Qisada saxaabiga (cumayr binu sacad al-ansaari) - 2 - (Soomaali)

Qisada asxaabiga lagu magacaabo cumayr binu sacad al-ansaari.

Image

Axkaamta guurka - (Soomaali)

Guurka iyo faa’ idooyinkiisa, furiinka iyo asbaabta keenta , dariiqa la rabo in loo maro furiinka , dawada furiinka , maxaa furiinka raga loogu dhiibay, hadii uu furi waayo haweynada maxay yeelaysaa marka ay dhib soo gaadho.

Image

Daahirinta nafta - (Soomaali)

Arimaha qofka ku caawinaya sidii uu daahir uga dhigi lahaa naftiisa waxaa ka mid ah : rumaynta ilaahay, akhrinta qur’aanka iyo kudhaqankiisa, barashada cilmiga diinta, dikriga ilaahay, macaasida oo laga tago

Image

Dhibaatooyinka qaadka - (Soomaali)

Dhibaatooyinka qaadka waxa ka mida ah: isaga oo qofka jidkiisa dhibaateeya, caafimaadkiisa wax yeela, xoolihiisa iyo maalkiisa baabiiya, iyo waxa ay ka sheegeen culimada waawayn iyo dhakhaatiirtu.

Image

Ilaalinta indhaha - 1 - (Soomaali)

Muxaadarooyin ka hadlaya ilaalinta indhaha iyo faa idooyinka ay u leedahay quluubta dadka.

Image

Ilaalinta indhaha - 2 - (Soomaali)

Muxaadarooyin ka hadlaya ilaalinta indhaha iyo faa idooyinka ay u leedahay quluubta dadka.

Image

Ilaalinta indhaha - 3 - (Soomaali)

Muxaadarooyin ka hadlaya ilaalinta indhaha iyo faa idooyinka ay u leedahay quluubta dadka.