×
Image

Salaanta Eedo Fog - (Soomaali)

Ma saalaami karaa EEDO aan aabo la dhalan isku hooyo iyo isku aabe aheyn.(eedo koraad) sida inaan gacan galiyo ?

Image

Weelka Lagu Cabo Khamriga - (Soomaali)

su,aal ku saabsan : Waxaan ka shaqeeya hotel, qolalka ayan nadiifiyaa. sheikh ma qaadikaraa dhalooyinka khamriga laga cabo

Image

Ma Dhunkan Karaa Gabadhii La Isiiyay - (Soomaali)

su, aal ku saabasan: Hadii lasoo doonto gabar oo waaligeed bixiyo maherkuna anaan wali dhicin wiilkaas iyo gabadhaas ma is dhunkan karaan?