×
Image

Soonka caashuuraa - (Soomaali)

Soonka maalinta caashuuraa iyo fadliga uu leeyahay soonka maalintaas, iyo maalmaha kale ee la xidhiidha.

Image

fadliga tobanka danbe - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka danbe, ictikaafka iyo shuruudihiisa, iyo muhiimada ictikaafka

Image

sababaha keena cadaabul qabriga - (Soomaali)

khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo qabriga iyo waxyaabaha qofka sugaya, iyo asbaabta keenta cadaabul qabriga, oo ka badan 10 sababood.

Image

sababaha naarta lagu galo - (Soomaali)

khudbad kooban oo sheeku kaga hadlayo waxyaabaha naarta qofku ku mutaysto ee ka dhigaysa in uu ku waaro naarta.

Image

kalmad xajka ka hadlaysa - (Soomaali)

kalmad kooban oo ka hadlaysa xajka iyo shuruudihiisa, meelaha laga xarmanayo, goorta la xarmanayo, iyo arkaantiisa, iyo maxaa ka mamnuuca qofka xaajiga ah

Image

su aalo Xajka ku saabsan - (Soomaali)

su, aalo ku saabsan xajka , sida: hadii dayn aan ku xajiyo ma iga saxmayaa xajkaygu, guurka iyo xajka keebaan horaysiiyaa. ma ka xajin karaa waalidkay aniga oo aan xajiyin anigu.

Image

fadliga 10 dul xijjah - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa fadliga tobanka hore ee bisha dul xijjah oo ah maalmaha ugu fadli badan oo Ilaahay sw. ku dhaartay sida ku cad suurada Alfajr, sidoo kalena nabigeenu scw. sheegay , fadliga ku jira

Image

sakada fidriga - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa sida sakada fidriga loo bixinayo, iyo wakhtiga la bixinayo ,iyo xukunka hadii uu qofku dhaafiyo wakhtigeedii

Image

Sifada Maydhashada - (Soomaali)

Sifada Maydhashada

Image

soo koobis kitaabka xuquuq aay ku baaqday fidrada qofku sahreecaduna ay qarirtayy6 - (Soomaali)

soo koobis kitaabka xuquuq aay ku baaqday fidrada qofku sahreecaduna ay qarirtayy6 By: Sheikh Mohamed Bin Salih Al-Othaimeen

Image

Sifada Gabagabaysiga - (Soomaali)

Sifada Gabagabaysiga

Image

FAHANKA SOOMKA - (Soomaali)

FAHANKA SOOMKA