×
Sh. maxamed saalax Al-munajid , waxa uu ka mid yahay culimada wadanka sucuudiga, waxa uu gacanta ku hayaa website ka www.islamqa.com, halkaas oo uu ku faafiyo diinta islaamka.