Sacad Al-ghaamidi
Sacad Al-ghaamidi , waa qaari imaam ka ah masjid ku yaala magaalada Damam ee boqortooyada sucuudiga, waxa kale oo uu madax ka yahay markaska qur,aanka ee Imaam shaadibi oo ku yaala magalaada Damaam

API