×
faaris Cabaad waa qaari cod macaan, dhalashadiisu waa Yamani, waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala Magaalada dhanka bari ee sucuudiga.