×
Abu Bakar Ash-shaadiri waxa uu dhashay sanadkii 1970m, waxa uu ku barbaaray Jidah , imaam ayuu ku yahay masjid ku yaala isla magaaladaas, waxa uu Ijaazo ku haystaa akhrinta quraanka, sidoo kale shahaado Master ah dhanka xisaabaadka.