×
khaalid sulayman Alxusaynaan waa imaam masjid ku yaala wadanka kuwayt, waxa uu wax ka bartay jaamacada Imam oo ku taal wadanka sucuudiga, waxa uu qoray kutub dhawr ah.