×
Yuusuf bin Nuux Axmed, waa qaari ku dhashay magaalada Makka Almukarramah, masjidka xaramka ayuu wax ka bartay, isla halkaas ayuu macalin ka yahay.