×
Maxamed C.xakim bin Sacid Alcabdalah waxa uu ka mid yahay qurraada makka jooga, waxa uu u dhashay wadanka suuriya, takhasus ayuu ku haystaa culuumta quraanka, Aabihii ayuuna ka bartay cilmigaas,