×
Khaalid C/kaafi waxa uu ku dhashay Makka Almukarrama, waxa uu shahaado jaamacadeed ku haystaa qur'aanka, waxa uu imaam ka yahay magaalad Jiddah