×
Axmed Dhaalib Xumayd, waxa uu ku dhashay magaalada Riyadh sanadkii 1401H, waxa uu ka baxay jaamacada Imam, hadana waxa uu Imaam ka yahay masjidka Xaramka ee Makkah.