Axmed Almisbaaxi
Axmed Almisbaaxi waa qaari yamani ah, waxa uu quraanka ku bartay magaalada xudayda masjidka Usaama bin zayd, hadana waxa uu macalin ka yahay jaamacada Culuum Wa Tiknolojiya, oo ku taal Sanca Yamen.

API