×
Alcuyuun Alkushi waxa uu ku dhashay magaalada Aasfi ee wadanka maqrib, sanadkii 1967m, quraanka ayuu xifdiyay isaga oo sagaal jir ah.