×
Shiirzaad C.raxman Dahir, waxa uu ku dhashay ciraaq sanadkii 1968m, waxa uu imaam ka soo noqday masaajidado badan oo ku yaala wadamo badan