×
yaxya Axmed Alxaliili waxa uu ku dhashay sanca yaman , sanadkii 1952, qur aanka waxa uu dhameeyay sanadkii 1962 , waxa uu imaam ka noqday masjid ku yaala badhtamaha magaalada sanca,