×
Mustafe racad Alqasawi, waxa uu dhashay 1986m, magaalada Alacdamiya ee ciraaq, waxa uu xubin ka ahaa jimciyada qurraada ee ciraaq , waxa uu ka qayb qaatay musaabaqooyin badan, waxa uu ku dhintay magaalada baqdaad sanadkii 2007, dagaaladii lala galay ciidamada maraykanka.