×
Axmed binu Axmed Alxawaashi , waa imaamka masjidka jaamaca wayn ee magaalada Khamiis mashiid, oo ku taala koonfurta wadanka sucuudi carabiya, waxa u dhashay sanadkii 1974m.