×
c.raxman ismaaciil khayre , waa bare wax ka dhiga jaamacada Hargaysa, waxa uu shahaadada jaamacadeed iyo mida master ta ah ka qaatay jaamaca Imaam ee ku taala magaalada Riyadh.