Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 003 ] Suuradda Aal-Cimraan ( Reer Cimraan )
- c.caziiz xasan yacquub
- 08/08/2024
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Suuradda Aal-Cimraan ( Reer Cimraan ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Maxmuud Khaliil Al-Xusari.

API

