Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 023 ] Suuradda Al-Mu'minuun ( Mu’miniinta )
- c.caziiz xasan yacquub
- 26/04/2025
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Mu'minuun ( Mu’miniinta ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API

