Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 030 ] Suuradda Ar-Rum ( Roomaanka )
- c.caziiz xasan yacquub
- 16/06/2025
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Ar-Rum ( Roomaanka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API

