Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 043 ] Suuradda Az-Zukhruf ( Quruxda dahabka )
- c.caziiz xasan yacquub
- 06/11/2025
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Az-Zukhruf ( Quruxda dahabka ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API

