Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 063 ] Suuradda Al-Munaafiquun ( Munaafiqiinta )
- c.caziiz xasan yacquub
- 31/12/2025
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Munaafiquun ( Munaafiqiinta ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API
