Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 079 ] Suuradda An-Naazicaat ( Soo saarayaasha ruuxda waa malaa’igta )
- c.caziiz xasan yacquub
- 17/01/2026
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda An-Naazicaat ( Soo saarayaasha ruuxda waa malaa’igta ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API


