Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 096 ] Suuradda Al-Calaq ( Xinjirta )
- c.caziiz xasan yacquub
- 20/01/2026
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Calaq ( Xinjirta ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API
