×
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Kawthar ( Webiga Jannada ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.