Tarjumada Macaanida Qur’aanka ee Afka Soomaaliga [ 100 ] Suuradda Al-Caadiyaat ( Fardaha dheereeya )
- c.caziiz xasan yacquub
- 21/01/2026
Waa Akhrin Codeed Af Soomaali ah ee Macaanida Suuradda Al-Caadiyaat ( Fardaha dheereeya ) oo u kala Qaybsan Aayado ahaan ayna la Socoto Akhrinta Qaariga Sheekh Muxammad Siddiiq Al-Manshaawi.

API

