×
Image

fadliga qur aanka - 10 - (Soomaali)

kalmado taxane ah oo ku saabsan fadliga quraanka iyo barashadiisa, akhrintiisa iyo.

Image

fadliga qur aanka - 11 - (Soomaali)

kalmado taxane ah oo ku saabsan fadliga quraanka iyo barashadiisa, akhrintiisa iyo.

Image

fadliga qur aanka - 12 - (Soomaali)

kalmado taxane ah oo ku saabsan fadliga quraanka iyo barashadiisa, akhrintiisa iyo.

Image

fadliga qur aanka - 13 - (Soomaali)

kalmado taxane ah oo ku saabsan fadliga quraanka iyo barashadiisa, akhrintiisa iyo.

Image

wanaagu wuxuu u dhexeeyaa labo xumaaanto - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa dhexdhexaadnimada iyo in la iska jiro gabood falka iyo xagjirnimada bada, lana raaco dariiqa toosan ee la inoo jideeyay.

Image

nimcada barashada diinta - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa nimcada iyo wanaaga ay leedahay barashada aqoontu , gaar ahaan aqoonta diinta ku saabsan.

Image

fahamka dacwada - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa fahamka dacwada iyo sifooyinka laga rabo qofka daaciga ah. ahmiyada ay leedahay dacwadu.

Image

dawrka ardaygu ku leeyahay dacwada - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa ardayga iyo aqoonyahan ku dawrka ay ku leeyihiin fidinta diinta islaamka.

Image

waanooyin dhowr ah - (Soomaali)

muxaadaro uu sheeku kaga hadlayo waanooyin dhawr ah , sida: baahida loo qabo in lagu xidhnaano ilaahay, dhib kasta oo ku soo gaadhana isaga laga hoos galo, qisadii nabi ciise scw. iyo maryam.

Image

calaamaha adoomada Ilaahay - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa sifooyinka dadka wanaagsan iyo adoomaha ilaahay doortay ee uu jeclaaday. calaamadaha lagu garto adoomadaas. aayadaha iyo qisooyin arintaas cadaynaysa.

Image

jacaylka Ilaahay - (Soomaali)

muxaadaro ka hadlaysa jacaylka ilaahay iyo rasuulka scw. iyo in ay haboon tahay in arintaas lagu barbaariyo ubadka. inagana qalbigeena ku waynaato.

Image

fahamka cibaadada - 14 - (Soomaali)

daruus taxane ah ka hadlaysa fahamka cibaadaadka, sida : axkaamta dahaarada, wayso qaadashada, masaxaada khufka, maydhashada, Iwm.