KA FAAIDAYSO TASIIRKA QURAANKA IYO MAADOOYIN KALE OO AFSOOMAALI AH
Qisada Nabi Ibraahim iyo Odxada - (Soomaali)
Duruus iyo cibrooyin laga qaadanayo qisada Nabi ibraahim iyo wiilkiisa ismaaciil dhex martay kuna saabsanayn Gawricii lagu fulinayay wiilka, taasi oo Cadayn u noqotay, Qiimaha u hogaansamida amarada ilaahay iyo Martabada uu ibraahim ku yeeshay ilaahay agtiisa, kadib imtixaankaas la mariayay.
Soonka iyo Nadiifinta Nafta - (Soomaali)
WAXAAD MAQAALKAN KOOBAN KA AKHRISATAA: Midhaha laga goosto bisha ramadaan. Wanaaga iy Nadiifinta ay Naftu ka hesho Soonka. Abaal marinta dadka sooman leeyihiin.
INKA BADAN 1000 SUNO MAALINTII IYO HABEENKII - (Soomaali)
No Description
Caqiidada fudud Laga soo qaatay kitaabka iyo sunnada - (Soomaali)
Caqiidada fudud Laga soo qaatay kitaabka iyo sunnada
Sifada Maydhashada - (Soomaali)
Sifada Maydhashada
soo koobis kitaabka xuquuq aay ku baaqday fidrada qofku sahreecaduna ay qarirtayy6 By: Sheikh Mohamed Bin Salih Al-Othaimeen
Sifada Gabagabaysiga - (Soomaali)
Sifada Gabagabaysiga
FAHANKA SOOMKA - (Soomaali)
FAHANKA SOOMKA
Qaamuuska carabiga oo kooban - (Soomaali)
Qaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.
Qaamuus soomaali carabi oo kooban - (Soomaali)
Qaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.
Maxaan ugu faraxnaa bisha Soon - (Soomaali)
Maqaal kooban oo ka hadlaya sida ay ugu farxaan muslimiintu soo galida bisha Ramadaan, iyo Acmaasha ugu muhiimsan ee ay qabtaan

API


