×
Image

Wanaag faris iyo xumaan reebis - (Soomaali)

Macnaha Wanaag farista iyo xumaan reebista , xukunkooda, fadligooda, xigmada ku jirta in shaqadan la qabto, ayaa laga rabaa inuu u qumo shaqadaas.

Image

Cilmiga iyo ahmiyadiisa (01) - (Soomaali)

Cilmiga iyo ahmiyadiisa , fadliga cilmiga, aadaabta laga rabo qofka baranaya cilmiga. sideese loo baranayaa, sida ay diinta islaamku u waynaysay cilmiga, cilmiga la rabo in la barto waa kee.

Image

Kusugnaanta diinta - (Soomaali)

Muhiimada ay leedahay in diinta lagu sugnaado waqtiga fitnada, noocyada ay leedahay fitnatu, iyo sida looga gaashaamanayo.

Image

Ka noqoshada diinta ( ridada) - (Soomaali)

Macnaha ka noqoshada diinta , iyo axkaamta arintaasi ka ratibmaysa aduunyada iyo aakhiradaba, noocyada ka noqoshada diintu ay leedahay.

Image

Dhaxalkii nabiyada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa kaalinta culimadu ku leedahay bulshada, iyo in ay yihiin culimadu kuwa qaaday dhaxalkii nabiyada, iyo shaqada laga rabo culimada

Image

Bidcada iyo noocyadeeda - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa Bidcada iyo noocyadeeda kala duwan, iyo khatarta ay leedahay, sidoo kale culimadu wixii ay ka yidhaahdeen.

Image

Akhlaadii nabiga s.c.w - (Soomaali)

Akhlaaqada nabiga, s.c.w. xishoodka, deeqsinimada, geesinimada, iyo midhaha ka dhasha akhlaaqada wanaagsan.

Image

Qur’aanka iyo fadligiisa - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa qur’aanka iyo fadligiisa, iyo wanaaga barashadiisa

Image

Ka qayb galka dabaaldaga ciidaha gaalada - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa u dalbaadaga ciida gaalada iyo khatarta ay leedahay ka qayb qaadashadoodu.

Image

Xuska dhalashada nabiga s.c.w - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa xuska dhalashada nabiga, iyo culimada islaamku waxa ay ka yidhaahdeen arintaas.

Image

Amarka ilaahay oo la raaco - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadlaysa sidii loo raaci lahaa amarka ilaahay, iyo ka fogaanshaha wixii uu inaga reebay. iyo midhaha wanaagsan ee arintaasi leedahay

Image

Ku camal falka wixii la bartay - (Soomaali)

Muxaadaro ka hadalaysa in qofku ku camal falo wixii uu bartay, ama uu maqlay.