×
Image

Ghazi bin Ali Sultan Dagestani

Ghazi bin Ali Sultan Dagestani Amehitimu masomo yake ya Chuo Kikuu cha Kiislamu Madina

Image

حيان اليافعي

No Description

Image

sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz

sh.c.caziiz binu c.laahi bin baaz, waxa uu ahaa muftiga wadanka sucuudiga intii ka horaysay 27/1/1420h, waxaa lagu tiriyaa culimada faro ku tiriska ah ee waawayn ee soo martay caalamka islaamka.

Image

imaamka Muxyadiin An-nawawi

imaamka Muxyadiin An-nawawi waxa uu ka mid ahaa culimada waawayn ee muslimiinta, gaar ahaan dhanka fiqiga iyo xadiiska , waana culimada mad-habka shaaficiga, waxa uu ku dhashay wadanka suuriya.

Image

Sheekh Xasan Xirsi Cali

Waa Shakhsi ka baxay Jaamacadaha Yaman, hadana ku hawlan, wacyi galinta bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan arimaha Dacwada iyo bulshada.

Image

Dr IBRAHIM FARAH

No Description

Image

Maxamed Axmed Cilmi Saylici

Maxamed Axmed Clmi. waxa uu shahaadada jaamacada heerka koowaad ka qaatay Jaamacada Imaam , kuliyada sharciga islamaaka, heerka labaadna waxa uu ka qaatay isla jaamacadaas , qaybta sharciga iyo siyaasada, waxa uu cilmi baadhis ku sameeyaa arimaha diinta iyo bulshada.

Image

Mustafe x. Ismaacil

No Description