×
Image

Maxamed Cumar Dirir

No Description

Image

Maxamud Maxamed C.samad

Maxamud Maxamed C.samad shibili, waxa uu ka mid yahay culimada geeska Afrika , waxa uu ka soo baxay jaamacada Islaamiga ah ee Almadina Almunawara ku taal, kutub dhowr ah ayuu sheekhu qoray, hada waxa uu imaam ka yahay masjid ku yaala nairobi kenya

Image

C.Rashiid Cali Suufi

No Description

Image

Muxamed Cabdi Umal

No Description

Image

Axmed Maxamud Axmed-yare

No Description

Image

Maxamed Cabdi Umal

sh. Maxamed Cabdi Umal waxa uu ka mid yahay culimada waawayn ee geeska Afrika, waxbarashadiisa aasaasiga ah waxa uu ku qaatay wadamada: itobiya, somaliya, kenya, markii danbana waxa uu aaday jaamacada Islaamka Ee Almadiina Almunawara, halkaas oo uu ka soo qaatay shahaadada jaamacada, hada waxa uu ku noolyahay wadanka kenaya.

Image

c.raxman ismaaciil khayre

c.raxman ismaaciil khayre , waa bare wax ka dhiga jaamacada Hargaysa, waxa uu shahaadada jaamacadeed iyo mida master ta ah ka qaatay jaamaca Imaam ee ku taala magaalada Riyadh.

Image

Xasan Khayre Dirir

No Description

Image

sheekh Xasan Daheeye Axmed

sheekh Xasan Daheeye Axmed , waa khadiibka masjidka c.qaadir ee magaalada Boorama, waxa uu ka baxay jaamacadii umada soomaliyeed, waana culamaa udiinka soomaaliyeed ee aadka loo yaqaan.

Image

Abubkar Xoosh

No Description