No Description
Abandoning Prayers - (Soomaali)
Sharaxa kitaabka tawxiidka - (Soomaali)
Kitaabkan waxa uu ka hadlayaa: tawxiidka Eebe , waxa kale oo uu cadaynayaa shirkiga iyo bidcooyinka burinaya tawxiidkaas.
Kudhaqanka diinta - (Soomaali)
Shareecada in la raaco , sida ay dadkii wanaagsanaa ee hore ugu dhaqmi jireen diinta, iyo dhibaatooyinka ku dhaqan la’aanta diinta.
Sharaxa kitaabka caqiida - Waasidiya - (Soomaali)
Kitaabkan Waxa uu sharaxayaa caqiidatul-waasidiya, oo ka hadlaya usuusha diinta iyo manhajka ahlu suna dhanka caqiidada
Xadgudubka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa xadgudubka , iyo meelaha ay qofka uga iman karto xadgudubku, iyo firqooyinka arintaas ku kacay.
Firqooyinka lunsan - (Soomaali)
Muxaadarooyin ka hadlaya firqooyhinka lunsan: khawaarijta iyo waxa ay aaminsan yihiin, qisadii ibnu cabaas Alaha ka raali noqdee iyo khawaarijta dhexmartay, shiicada iyo qaybaha ay u kala baxaan, halkee ayay ka yimaadeen shiicadu, maxaa ka dhexeeya shiicada iyo khawaarijta, culimada islaamku maxay ka yidhaahdeen firqooyinka lunsan.
Kalmada tawxiidka - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha kalmada tawxiidka , iyo shuruudaheeda, iyo arkaanteeda, iyo midhaha ka dhasha qabsashadeeda.
Adoonimada - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa macnaha adoonimada ilaahay, iyo shuruuda ay leedahay cibaadadu
Shirkiga iyo khatartiisa - (Soomaali)
Shirkiga iyo khatartiisa, iyo sida qur’aanka iyo sunadu uga hadashay arintaas.
Xuquuqda nabiga - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa xaqa nabigu s.c.w inagu leeyahay, oo ay ka mid tahay: in la rumeeyo, in la raaco wuxuu na amray, iyo in laga tago wixii uu naga reebay,
Xadhiga ilaahay oo la qabsado - (Soomaali)
Muxaadaro ka hadlaysa qabsashada xadhiga ilaahay, iyo midnimada, iyo sida arintaasi saxaabadu ugu dhaqmeen.
Macanaha suurada Al-casri - (Soomaali)
Tafsiir kooban oo ka hadlaya suurada al_casr iyo waanooyinka ay xanbaarsan tahay.

API
